
- This event has passed.
Ogaysiis: Tafsiirka Quraanka Kariimka Ah.
July 19, 2020 @ 8:00 am - August 30, 2020 @ 5:00 pm

waxaa loogu bishaaraynayaa dhamaan dadwaynaha dagmada balad.xaawo iyo nawaaxigeeda in uu bilaabanayo tafsiirkii Quraanka markii labaad.
waxaa soo jeedinaya dr xasan cabdulhi xade. masjidka fatxi bacdal maqrib waxuu bilaabanaya habaynka isniinta 29/06/2020.